Daawo:- WARAN-CADE oo ka hadlay Ciidanka Liyuu Boolis, Xadhiga Farxaan XIDIG iyo Aadan Sunne, Iyo Saxafiyiinta Neefta ku Celiyey (Daawo waxa dhacay)

Daawo:- WARAN-CADE oo ka hadlay Ciidanka Liyuu Boolis, Xadhiga Farxaan XIDIG iyo Aadan Sunne, Iyo Saxafiyiinta Neefta ku Celiyey (Daawo waxa dhacay)

daajis.com:- Wasiirka arimaha Gudaha ee maamulka Somaliland Cali Maxamed (Waran-cade) ayaa maanta Saxaafadu Su’aalo ku waydiisay magaalada Hargeisa, Iyadoona ay dhexmartay Dood kulul.


Waran Cade ayaa wuxuu ka hadlay Xadhiga Hargeisa loogu gaystay Fanaanka Soomaaliyeed Farxaan Xidig oo lagu xidhay Muqdisho ayaad tagtaa, Isagoona Rajo ka muujiyey in lasoo daayo, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Xadhiga Sheekh caan ka ah Hargeisa oo lagu magacaabo Aadan Sunne.

Dhinaca kale waxaa wax laga waydiiyey Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya oo la sheegay inay soo galeen Deegaano dhaca Xuduudka, isagoo uga Jawaabay Si la yaab leh.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada