daajis.com:- Maxamed C.laahi Xaaji oo ah Wariye ka tirsan Tv-ga Dawlada Soomaaliya ayaa wuxuu shaaca ka qaaday arimo la yaableh oo ay ku Caan baxeen Madaxda Dawlada Soomaaliya iyo Sida ay Hantidii shacabka ugu Tuntaan.
Waxyaabaha uu xusay ayaa waxaa kamid ah, In markii ay madaxdu yeeshaan Hanti Badan, Dhul iyo Guryo, Sidoo kalana iyagoo dulmigaasi ku jira ay hadana aadayaan XAJKA iyo Cumrada, “Alle ayaan idinku dhaariyee, Nin Xoolihii dadwaynaha dhacay, oo Calooshiisa Xaaraan ka Buuxdo, ee hadana Xaramka Tagaya, Waxay igu Haysaa Xanuun, Qalbi adakaa” Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at