Daawo:- Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo qaatay Baasaboorka cusub ee Afrika ku mideysan tahay

Daawo:- Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo qaatay Baasaboorka cusub ee Afrika ku mideysan tahay

daajis.com:- Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar oo ka qeyb galay shir madaxeedkii 27-aad ee midowga Afrika ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Kigali ee dalka Ruwanda ayaa ka mid noqday madaxdii Afrikaanka ee la siiyay baasaboorka cusub ee Qaaradda Afrika ku mideysan tahay.

Wasiir Hadliye ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Baasaboorka Afrike ee la siiyay, weligiisna uu ahaa ilaa xiligii jaamacada uu ku jiray nin u ololeeya Afrikada weyn. Wuxu intaas ku daray in Soomaalidaa ay faa’ido wayn ugu jirto Baasaboorka Afriak yeelatay.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo wareysi siiyay  BBC-da ayaa sheegay sin hirka madaxda Afrika ee ka dhacay Kigali lagu aqoonsaday in Soomaaliya ay ka baxeyso dhibaatadii ay ku jirtay muddada dheer isla markaana hadda qaaradda ay u soo jeesatay siddii ay isku garab taagi lahayd.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada