daajis.com:- Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole oo u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya oo munaasibad loogu qabtay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa sheegay inuu wax ka qaban doono, Amaanka, Tahriibka, Nidaamka 4.5 iyo Dib u heshiisiinta.
C.raxmaan Faroole ayaa wuxuu sheegay in si Rasmi ah loola hadli doono maamulka Somaliland , “Meesha waan ka shaqayn jiray, Xidhiidh ayaan la leeyahay, Dhowaan ayaan tagay, waxay baahan yihiin in la Daweeyo” Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at