daajis.com:- Xildhibaan Prof: Maxamed Cumar (Dalxa) ayaa wuxuu ka hadlay warar sheegaya inuu Isdilay, Kuwaasi oo lagu baahiyey Qaar kamid ah Baraha ay Bulshadu ku xidhiidho.
Wuxuu sheegay in Kuwii gacanta iyo Ficilka ku dili waayey, ay hada Bilaabeen inay ku dilaan Xanta iyo Wararka beenta ah, Wuxuuna Sidoo kale halkaasi kusoo bandhigay Hees Suudaaniis ah, Wuxuuna sheegay in marka uu Mashquulo Saacad dib u yara Ceshado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at