daajis.com:- Afaaradda Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah ula wareegtay xarumihii waxbarasho iyo caafimaad ee ay gacanta ku heystay Hey’adda Nile Organization.
Hey’adda Nile Organization oo ka mid ah Hey’ado uu leeyahay wadaadka dibad jooga ah Fethullaah Gulen, kaasoo lagu eedeynayo inuu ka dambeeyay afgambigii fashilmay ee todobaadkii hore ka dhacay Turkiga.
Shaqaalihii u dambeeyay Hey’adda Nile ayaa shalay ka baxay magaalada Muqdisho, waxaana marnaan xaga maamulka ku yimid xarumihii caafimaad iyo waxbarasho ee ay Hey’adda Nile gacanta ku heysay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:30 and have
, Published at