VIDEO Xubno ka socdey S.land oo Jilbaha ka qabsaday Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya

VIDEO Xubno ka socdey S.land oo Jilbaha ka qabsaday Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya

daajis.com:- Waxaa magaalada Jigjiga ee Xarunta dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya iska Xaadiriyey Xubno ka tirsan maamulka Somaliland oo ay Hogaaminayaan Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Wasiirka arimaha debeda, Waxaana Sawir laga qaaday ay muujinayaan iyagoo u muuqda sidii Odayaal Shaxaad Tegay.

Kulanka kadib ayaa waxaa warbaahinta si wada jir ah ula hadlay Xubnaha ka socday maamulka Somaliland ee Gaadhay Jigjiga, iyo Madaxwaynaha Dawlad degaaanka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Maamulka Somaliland ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay Hadalo Qalafsan hawada u marinayey Maamulka Jigjiga, Halka ay Bogaadin iyo Codsi u jeedinayeen dawlada dhexe ee Itoobiya – Hadaba maxaa is badalay Maanta ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada