daajis.com:- Iyadoo mudoomiyinkii ugu danbeeyay ay xiisad ka taagnayd deegaano Hoostaga Gobolka Awdal, oo la doonayo in la Hoos geeyo magaalada Hargeisa, ayaa waxaa Arintaasi Gabay ku Cabiray mid ka mid ah Abwaanada Gobolka Awdal
“Kol hadii Ninkii daalimka ah Darar la siinayo, Dabka qaata Daafaha u baxa Dirira oo Duula, Dariiqyada u Joogsada Ragaa doobta soo Riday.
“Tolkay nabadbuu Miciin ka dhigtoo, Ninaba Meeshiisa kuma maagee, Miskiino Ilaahey weeyaan, Maraykan Tolkay Allow ka dhigoo, Midkii uu Ridaa, Malyuun Dilo” ayuu sii Raaciyey.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:29 and have
, Published at