DAAWO:- Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Hargeisa lagu xidhay, iyo Diyaaradii oo ka tagtay

DAAWO:- Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Hargeisa lagu xidhay, iyo Diyaaradii oo ka tagtay

daajis.com:- Waxaa  lagu Xidhay Garoonka Cigaal ee magaalada Hargeisa, Madaxwayne ku xigeenkii Hore ee maamulka Puntland Cabdisamad Cali Shire, Taasi oo keentay in Diyaaradii uu la socday ay ka tagto, Waxaana la sheegay inuu kusii Jeeday dalka Jabuuti.


Amar kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa dib loogu soo celiyey Xoriyadiisa, iyadoo hada uu ku sugan yahan Hoteel ku yaala Hargeisa, waxaana Warka xidhitaanka Markii ay shaaciyeen Warbaahinta, Beeniyey Wasiirka duulista ugu magacaaban maamulka Somaliland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada