daajis.com:- Gabadha Madaxweyne Obama oo Xashiishad lagu qabtay & Saxaafada oo daba dhigatay (Daawo Sawirada)
Qaar ka mid ah Saxaafada dalka Mareeykanka ayaa si aad ah u daba dhigtay gabadha ama Curada Madaxweyne Barack Obama Malia Obama oo lagu qabtay iyada oo cabeysa ama Dhuuqeeysa maandooriyaha Xashiishada loo yaqaan .
Xili ay safar gaaban ku maqnaayeen Madaxweyne Obama iyo Xaaskiisa Michella ayaa waxaa la sheegay in gabadhiisa Malia ay xaflad ku casumeen dhalinyaro ay isku iskuul ahaayeen halkaas oo Sawiro qarsoon looga qaaday iyada oo dhuuqeysa Maandooriyaha Xashiishada .
Madaxweyne Barack Obama ayaa si kulul u eedeeyay qaar ka mid ah Saxaafada dalka Mareeykanka oo uu ku sheegay inay ka macaashaan xumaanta iyo wax yaabaha yar yar oo ay ku kacaan dhalinyarada ay dhaleen Madaxda Caalamka .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at