daajis.com:- Waxaa goordhaw qarax uu ka dhacay Laamiga mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama ee magaalada Mudisho, waxaana qaraxa lasoo sheegayaa in uu yahay mid gaari lagu soo xiray.
Qasaaro ayaa lasoo sheegayaa in qaraxan uu ka dhashay inkastoo aan la ogeyn inta ay la egtahay, waxaana goobtasai ku holcaya oo gubanaya gaariga qaraxa lagu soo xiray.
Gaadiidka Ambalaasta deg dega ayaa goobta gaaray, waxaa sidoo kale halkaasi gaaray ciidamo katirsan Nabad Sugida Qaranka iyo booliiska oo goobtaasi xiray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at