daajis.com:- Dagaal Qadhaadh ayaa maanta Gelinkii danbe Gobolka Mudug ku dhexmaray Maleeshiyaad kasoo kala Jeeda Puntland iyo Galmudug, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
inta la xaqiijiyey waxaa dagaalka ku dintay dad gaadhaya 12-Qof oo Labada dhinac ah, Sidoo kalana waxaa Cisbtitaalka Gaalkacyo lasoo gaadh siiyey dhaawacyo kala duwan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at