daajis.com:- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa rasmi ah uga mid noqdey Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee bisha Nofeember 2016, Wuxuuna Shir Jara`id oo Muqdisho uu ku qabtay kusoo bandhigay Qorshihiisa.
Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in hadii uu ku guuleysto qabashada xilka madaxtinimo ee dalka uu wax badan qaban karo, islamarkaana khibradiisa uu kaga faaiideynayo dalka, Ol-olihiisa uu durba la soo dhejiyey ayaa halkudhig looga dhigey ” Xasilooni Siyaasadeed, Amni, Maamul-wanaag iyo Koboc dhaqaale “.
Waxaa la waydiiyey waxa uu 9-sano oo Siyaasada uu Soomaliya kusoo jiray uu qaban waayey, ee Maanta uu doonayo inuu Qabto. ?
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at