daajis.com:- Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo ka qosliyay xisbigiisa mar uu ka hadlay kursi la sheegayo in loogu darayo xildhibaan Faarax C/qaadir oo uu sheegay in isaga meelkasta laga qaabilayo, wuxuuna xusay in somalia door wayn la siiyo beelaha laga Tiro badan yahay, Isagoo sheegay xataa hadii ay debeda tagto inaan laguu qaabilayn hadaad sheegato Abgaal.
Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Musuq -maasuqa ka jira dawlada Soomaaliya, Wuxuuna kale soo bandhigay dhacdooyin la yaab leh, oo dadkii meesha joogay uga qoslisay, Wuxuuna xusay inuu gabadh cadaan ah u sheegay musuq maasuqa ka jira dawlada ka jira, ay ku tidhi waa Tuugo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:56 and have
, Published at