Daawo: Gaashaanle Hawiye oo si yaab Leh uga hadlay dagaalka GAALKACYO “Cabdi wali Gaas waa Reer Galmudug”

Daawo: Gaashaanle Hawiye oo si yaab Leh uga hadlay dagaalka GAALKACYO “Cabdi wali Gaas waa Reer Galmudug”

daajis.com:- Gaanshaale Nuur QEYD ayaa wuxuu ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo, Dawlada Iyo Federaalka, Sidii Soomaaliya loo kala deganaa Federaalka ka hor, iyo Rag u dhashay Puntland oo sheegay inay leeyihiin magaalada Gaalkacyo.


Ugu horayn wuxuu sheegay in dagaalka Gaalkacyo la Joojiyo, Wuxuuna ku dooday inay Labada dhinac yihiin Galmudug, Wuxuuna sheegay in Gobolka Mudug oo dhan uu noqday maamulka Galmudug, markii Federaalka la qaato “Waxay galmudug ku wada Noqdeen markii Faderaal la qaatay, Mudug iyo Galgaduud ayaa la is raaciyey, Hadii Federaalka la diidayo waa in Qabiilkii lagu noqdaa” Ayuu yidhi.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in C.wali Cali Gaas uu Madaxwayne iyo Wasiir ka noqon Karo Galmudug, Wuxuuna sheegay inuu yahay Nin reer Mudug ah, oo Hoos yimaada Maamulka Galmudug.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada