daajis.com:- Barkulan Media ayaa goor dhow waxay sawirro ka heshay magaalada Gaalkacyo oo ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug.
Sawiradan ayaa muujinaya burbur xooggan oo soo gaaaray xaafadaha Gaalkacyo, sidoo kalena waxay madaafiicda ku habsadeen xarumo loogu adeego Bulshada.
Waxay sawiradani muujinayaan madaafiicda xooggan ee ay isku adeegsanayaan ciidamada Puntland iyo Galmudug, iyadoo burburka yahay mid xooggan.
Dagaalka ayaa weli ka socda Gaalkacyo, waxaana jira khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, waxaana laga yaabaa in khasaaraha uu ka bato inta uu hadda yahay.
Saacadba saacadda ka dambeysa dagaalka ayaa ah mid kasii daraya, waxayna Labada dhinac kala helayaan gurmad xooggan.
Hoos ka arag Sawirada

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at