daajis.com:- Ugaas Ahmed Barre Ali “Taakooy”, oo ah Ugaaska beesha SADE, ee deggan Galgaduud ayaa dulmi ku tilmaamay faragelinta Guddiga doorashada Galmudug iyo maamulka Galmudug ku hayaan liiska ergada uu soo qoray, isagoona sheegay inay taasi keeneyso kala fogaansho shacab.
Waxaana uu sheegay in awoodiisii saxiixo-nimo la doonayo inay la wareegaan guddiyo doorasho oo aan shaqo ku laheyn.
Tanni waa calaamada waxa laga filan karo doorashooyinka dalka ka socda inay yihiin kuwa aan dariiq saxan lagu wadin. Lamana yaqaan meesha awoodii odayaasha ay guddiyo doorasho kula wareegeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at