Gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya oo Sheegay inay Soo Gaareen 1,219 Cabasho (VIDEO)

Gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya oo Sheegay inay Soo Gaareen 1,219 Cabasho (VIDEO)

daajis.com:- Gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadlay intan cabasho ee soo gaaray xafiiskooda tan iyo markii gudigaasi la’aas aasay.

Gudoomiyaha Gudigan ayaa warbaahinta u sheegay in inta badan ee cabashooyinka soo gaarayey inay u badanyihiin Cabashooyin ka imaanaysay Dumarka iyo Qoondadooda iyo sidoo kale dad loo ogolaaday ergada kuwaas oo hayb ahaan looga cabanayey inaysan Xaq u lahayn.


Gudoomiyaha Doorashooyinka dadban ee dhanka Khilafaadka ayaa sheegay in muddadii uu xafiiskoodu jiray inay diiwaan galiyeen 1,219 hhilaaf kuwaas oo ka yimid shaqsiyaad isugu jira Rag iyo Dumar.
Ugu danbayntii gudigan ayaa warbaaninta u sheegay inay dhawaan qaar kamid ah maamul goboleedyada xildhibaanadooda Aqalka Sare lagu soo dhisi doono magaalada Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada