daajis.com:- Muuse Abuukar Muuse oo wiil yar oo Somaaliyeed oo ku nool magaalada Oslo ee dalka Norwey ayaa wuxuu shaaciyey inuu doonayo inuu Noqday madaxwaynaha Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inuu hada yahay Musharax.
Muuse oo u Muuqda inuu Ka Caqli badan yahay Qaar kamid ah Hogaanka Soomaalida ee Xiligan ayaa wuxuu sheegay in Madaxdii la doortay ay waxba dalka u qaban waayeen, Taasina ay keentay inuu ka dhiidhiyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at