MUUQAAL: Dhibanayaashii 24-Sano ku Xanuunasaa Laaacaanood, oo si wayn looga Farxiyey iyo cida Kafaalo qaaday

MUUQAAL: Dhibanayaashii 24-Sano ku Xanuunasaa Laaacaanood, oo si wayn looga Farxiyey iyo cida Kafaalo qaaday

daajis.com:- Ururka Xirfadlayaasha Caafimaad (HPA) ee ka Hawl gala Cusbitaalka Manhal -Lasanod- gaar ahaan qaybta Dhimirka (Lasanod Manhal Mental) ayaa kafaalo qaadatay daawaynta daryeelka iyo Nolosha sadex qof oo dhamaantood qaba xanuunka dhimirka isla markaana mudo dheer la ildarnaa xanuunka dhimirka .


Jaamac Maxamed Xasan , Cabdixamiid maxamed c/laahi iyo Aadan Cabdilaahi Xasan oo ah dhamaantoodba dhibanayaal qaba xanuunka dhimirka ahaa ayaan Dhibanayaashan helin mudo dheer oo ay ku xanuusanaayeen hoyga ay ku noolaayeen ayaan helin wax daryeel caafimaad iyo mid nololeedba .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada