daajis.com:- Shirkii Golaha Wasiirada maamulka Galmudug ayaa waxaa looga Hadlay Dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee uu dhexeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland.
Madaxwaynku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi CARABEY oo Kulanka Wasiirada kadib warbaahinta la hadlay ayaa dagaalka ku eedeeyay maamulka Puntland, Wuxuuna Xusay in Cawaaqib xumada ka dhalata ay masuul ka Noqon doonto Puntland.
Dhinaca kale wuxuu sheegay inay soo dhoweynayaan Dedaalada Nabada ee ay wadaan Umada Soomaaliyeed Hargiesa Ilaa Kismaayo, Culimada, Iyo DF Somaliya oo Hormuud uu ka yahay RW. Cumar Rashiid oo dhowaan kusoo Booqday Cadaado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at