daajis.com:- Cabdixakiin Cabdullahi Camey Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland, ayaa ka hadlay Kulankii Gaalkacyo ku dhexmaray Madaxwayneyaasha Galmudug iyo Puntland ee looga hadlay Xaalada Gaalkacyo, Wuxuuna sheegay inay tahay mid aan Midho dhali doonin, In Siyaasiyiin wadahalka laga Bilaabo.
Wuxuu soo jeediyey inay Marka hore Arinta ka Wada hadlaan, Odayaasha, Madax-dhaqmeedka, Ganacsatada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug, hadii taasi aysan dhicina ay tahay meel aan Qodmayn oo la Qodayo, Wuxuuna sidoo kale kasoo Horjeestay in Xalinta Xiisada gaalkacyo loo aado Kismaayo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at