daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay soo qabteen Ciidamo ka tirsan Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya ee Liyuu Booliska, Kuwaasi oo Tiradoodu lagu sheegay inay gaadheen 7-ciidan ah iyo Sarkaal Hogaaminayey.
Waxay sheegeen in Ciidanka la qabtay maalintii shalay, Islamarkaana ay Qunsuliyada Itoobiya ee Hargeisa u sheegeen, Kadibna lasii daayey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at