daajis.com:- Xirsi Cali Xaaji Xasan oo horey usoo Noqday Wasiirka Madaxtooyada maamulka Somailand, Islamarkaana dhowaan ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo Ayaa ka Jawaabay Hadal kasoo yeedhay Gudoomiyii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).
Tarsan ayaa wuxuu dhowaan ka hadlay Qaabka ay ku bilowdeen wadahadalka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Dawlada Soomaaliya, Isagoona Xusay Qorshe Qarsoon oo labada dhinac ay isla meel dhigeen oo ku saabsan Midnimada Soomaaliya.
Xirsi ayaa Arintaasi ku Tilmaamay Mid been Abuur ah, Wuxuuna sidoo kale ka warbixiyey Qaabka ay kulamada labada dhinac ku bilowdeen, Sidoo kalana wuxuu sheegay magacyada Xubnihii ka socday labada dhinac.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at