daajis.com:- Gabadhaani oo lagu magacaabo Raj Kumari kana soo jeeda dalka India ayaa waxaa Sanka ka jaray ninkii qabay kadib markii ay isku dhaceen lamaanaha.
Raj Kumari oo ah 21 jir ayaa qoyska ninka qaba ka dalbatay in wiilkooda looga qaado madaxeeda, balse waxa ay qoyska wiilka inantaani ku xujeeyen inay bixiso lacago shardi looga dhigay oo aysan bixinteeda awoodin.
Raj Kumari oo aad uga niyad xun shardigaasi ayaa xoojisay khilaafkii kala dhexeeyay ninkeeda waxa uuna ugu danbeyntii ku dhiiraday inuu sanka ka jaro.
Shuruudaha kale ee lagu xiray Raj Kumari ayaa waxaa kamid ahaa inay bixiso lacagtaasi qaaliga ah iyo in Mooto nooca qaaliga ah ay u iibiso seygeeda si uu u furo balse weydiiday.
Shiv Kumara oo ah ninkii qabay gabadhaani ayaa waxaa hadda la dhigay xabsi si uu u bixiyo magta Gabadha maadaama Sanka laga jaray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:30 and have
, Published at