daajis.com:- Bulshada kasoo jeeda deeganada maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf u dhexeeya oo ku saabsan Arimaha Doorashooyinka iyo Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya.
Waxgarad kulan ku yeeshay maanta ayaa sheegay inay degaan Waqooyi Galbeed Soomaaliya, waxayna sheegeen in la isku Koobay Xildhibaanada, Iyagoo sheegay in Al-baabada laga xidhay, Iyadoona Xusay Kulamo ay horey ula qaateen Raysal wasaare ku xigeenka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:44 and have
, Published at