daajis.com:- Madaxweynaha cusub dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celshay in arrin laga fiican yahay ay tahay in Soomaalida qaxootiga ah ay joogan dalka Mareykanka.
Isagoo ka hadlaya weerarkii ka dhacay Jaamacadda Ohio ee dalka Marayknaka ayuu sheegay in mas’uuliyadda weerarkaas ay qaadatey ISIS, kaas oo uu fuliyey Somaali qaxooti ah oo aysan ahayn in ay joogaan waddankeena Maraykanka ayuu yiri Trump.
Dhinaca kale qaar kamid ah Soomaalida ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa ka dareen celiyey Weerarka uu gaystay Wiil Soomaali ah, Iyadoona dhowaan ay ahayd markii Wiil kale oo Soomaali ah uu Weerar ka gaystay Gobolka Minnesota.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:04 and have
, Published at