Daawo: Madaxwayne Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay Qaraxii dadka badan Lagu Gumaaday ee Dekadda Muqdisho

Daawo: Madaxwayne Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay Qaraxii dadka badan Lagu Gumaaday ee Dekadda Muqdisho

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Qaraxii saaka ka dhacay Duleedka Dekada magaalada Muqdisho, Kaasi oo khasaare badan dhaliyey.


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamadda Ammaanka inay iska kaashadaan sidii loo cidhib tiri lahaa kooxahahaani sida gaarka ah u bartilmaameydsanaya goobaha shacabka .

Ugu dambeynti, Madaxweynaha ayaa ku amray ciidamadda ammaanka inay sii laba-laabaan dedaalkooda ku aadan inay shacabka ka ilaaliyaan weerarada ururka Shababab u geysanayaa isla markaana , wuxuu madaxweynaha kaga mahad-celiyey ciidamadda sida ay uga hortageen weeraro dhowr ah oo shacabka lala damacsanaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada