daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dawlada Soomaaliya ayna Nabad gelin dadkii shacabka ahaa ee masuulka ay ka Ahayd, sidoo kale ayna dadkii Xun xun ka qabanin, Balse Wuxuu sheegay in Al-shabaab ay dadka ay Nabad geliyaan oo kuwa Xun-xun ay ka qabtaan.
Wuxuuna sidoo kale ku eedeeyay Ciidanka Dawlada inay dhibaato kala duwan oo Kufsi iyo Isbaaro isugu jirta ay dalka ku hayaan “Al-shabaab meesha ay joogaan, isbaaro laguma dhigto, oo Dumarka Laguma Kufsado, Laakiin Anaga (Dawlada) Kuwii kale kama celino, Anaguna ma dhaafayno “
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:23 and have
, Published at