DAAWO: Mucjiso ka dhacday Guri ku yaala magaalada Burco, Qoys ku Nool iyo Dadkii soo Arkay oo ka Warbixiyey

DAAWO: Mucjiso ka dhacday Guri ku yaala magaalada Burco, Qoys ku Nool iyo Dadkii soo Arkay oo ka Warbixiyey

daajis.com:- Qoys Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ku dhacday Qiso la yaab leh ka dib markii ay arkeen Biyahii ay ku noolaayeen iyo Cuntadii oo  midab kale leh isku badalaya.


Qoyskaan oo degan Xaafada October ee magaalada Burco ayaa biyaha ay shubtaan iyo cunada ay karsadaan oo isku bedela midab aan horay loo arag, waxaana dhacdadaan si aad ah ula yaabay shacabka qeybahooda kala duwan ee ku dhaqan degmadaasi oo isku soo baxay si ay Indhahooda ugu arkaan.

Shacab aad u fara badan iyo culumaa’udiin ayaa isugu yimid guriga Qoyska mucjisada ku habsatay,waxayna bilaabeen culimada iney Qur’aan ku aqriyaan, Waxaana Halkaasi Warbaahinta kula hadlay Qaar kamid ah xubnaha Qoyskaasi iyo Dadkii indhahooda kusoo Arkay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada