daajis.com:- Kulan Muqdisho ay ku yeesheen musharaxiin u tartamayay Xildhibaanada labada Aqal iyo Odayaal dhaqan ayaa waxay eedeyn u jeediyeen Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal.
Waxay sheegeen in masuq maasuq uu ku jiro kuraasta Baarlamaanka ee hada la soo saaray.
Musharaxiinta maanta kulmay ayaa ahaa kuwii 11-kursi ee Guddiga doorashooyinka iyo Khilaafaadka ay soo celiyeen,kuwaasi oo lagu tilmaamay si sharci ahayn oo masuq maasuq uu ku dheehan yahay ay ku soo baxeen.
Waxaa jira tabashooyin badan oo laga qabo hanaanka doorashada Soomaaliya,kuwaasi oo ilaa iyo hada murankooda uu taagan yahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at