daajis.com:- Siyaasiga Salaad Cali jeele oo ah Musharax madaxweyne kana Mid ah siyaasiinta ku Sugan Magaalada Muqdisho ayaa eedeeyn kulul u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wuxuuna sir cusub oo dadka ka Qarsoonayd ka sheegay arimaha Doorashooyinka.
Sidoo kale Salaad Cali Jelle ayaa sheegay in Xildhibaankii la doortaba uu siinayo Madaxwayne asan Sheekh Maxamuud Lacag gaareeyso 10,000$, Wuxuuna sidoo kale Khudbad Qosol badan uga hadlay arimaha Doorashooyinka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:36 and have
, Published at