Daawo: Qubanaha VOA, Maraykanka oo DIGNIIN Adag usoo diray Xildhibaanada Somalia ee Sharcigiisa haysta

Daawo: Qubanaha VOA, Maraykanka oo DIGNIIN Adag usoo diray Xildhibaanada Somalia ee Sharcigiisa haysta

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay soo Jeedinayaan Sahra Cabdi Axmed iyo Xuseen Barre Aadan.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Digniin ka timid Dawlada Maraykanka oo digniin Culus siisay Xildhibaanada Cusub ee soomaaliya kuwaasi oo Haysta Sharciga dalkaasi, waxaana lagu sheegay in sharciga Mareykanka uu dhigayo in muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan meel ka baxsan dalka lagu ciqaabi karo haddii ay ku lug yeeshaan xaalado musuq maasuq baahsan, Sidoo kalana Prof: Afyare ayaa Falanqaynaya Arintaasi,  TAR-TANKII Gabdhaha ee Garoowe lagu soo Afmeeray, iyo Qodobo kale.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada