daajis.com:- Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay, safiirka dalka Israel u fadhiyi doona Ankara,kaas oo qayb ka ah dib u soo celinta xidhiidhkii dublamaasiyadeed ee labada waddan.
Madaxweyne Erdogan waxa uu qaabilay si diirana u soo dhaweeyay safiirka Israel Eitan Naeh, jawigan oo si wayn warbaahinta reer galbeedku u falanqaysay, waxa ay meesha ka saari doonta xiisadii dublamaasiyadeed ee muddo lix sanadood ah u dhaxaysay Turkiga iyo Israel, taas oo ka dhalatay doonidii Marmara ee mucaawinada u siday Gacanka Qaza ee ciidamada cirka Israel weerareen, muwaadiniin Turki ahna ay ku dileen dusheeda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at