daajis.com:- Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka ayaa waxaa laga sameeyay muuqaal dacaayad ah oo ku saabsan, sida madaxweynaha dalka Ruushka uu uga caawiyay in Donald Trump uu ku guulaysto doorahada dalka Ruushka.
Donald Trump ayaa iska fogeeyay in madaxweyne Putin uu ka caawiyay jagada uu ku guulaystay, sheegayna in arintaasi ay tahay dacaayad la doonayo in shaqsigiisa wax loogu dhimo.
Bilawga isbuucii hore ee la soo dhaafay ayay ahayd markii sirdoonka dalka Maraykanka ay sheegeen in doorashadii dalka maraykanka ka dhacday ee dhexmartay Hillary Clinton iyo Donald Trump ay soo dhex galeen wax loo malaynayo warar barobogaando ah oo lagu taageerayay Donald Trump, ku waasi oo ay ka danbeeyeen sirdoonka dalka Ruushka.
Donald Trump ayaa bogiisa twitter-ka soo dhigay, ereyo uu ugu jawaabayo dadkii ka suubiyay Muuqaalka iyo kuwa ku daba dhuumanaya ee ka soo horjeeda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at