Maxkamad ku taalla waqooyiga Hindiya ayaa xukuntay in qaanuunka dalkaas aysan waafaqsanayn, dhaqanka Muslimiinta ee ah in ay ragu xaasaskooda dhalaaqi karaan saddex jeer.

Maxkamad ku taalla waqooyiga Hindiya ayaa xukuntay in qaanuunka dalkaas aysan waafaqsanayn, dhaqanka Muslimiinta ee ah in ay ragu xaasaskooda dhalaaqi karaan saddex jeer.

daajis.com:- Maxkamad ku taalla waqooyiga Hindiya ayaa xukuntay in qaanuunka dalkaas aysan waafaqsanayn, dhaqanka Muslimiinta ee ah in ay ragu xaasaskooda dhalaaqi karaan saddex jeer.


Maxkamadda sare ee Allahabad waxay sheegtay in arrintaasi ay meel ka dhac ku tahay haweenka Muslimiinta.

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Hindiya ayaa dhageysaneysa dacwad kale oo gaar ah oo lagu diidan yahay dhalaaqada seddaxda jeer ah.


Muslimiinta ayaa sheegaya in doodan ku saabsan talaaqada si aan xaq ahayn loogu bartilmaameedsanayo Muslimiinta Hindiya.


13% dadeynaha dalka Hidniya ayaa Muslimiin ah. Waxaa dalkaasi ku nool 1.3 bilyan oo qof.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada