MUUQAAL: Hooyo Ku nool Hargeisa oo Gabadheeda Lagu soo Furay Xanuunka Iyada ku dhacay, Dhacdo murugo badan

MUUQAAL: Hooyo Ku nool Hargeisa oo Gabadheeda Lagu soo Furay Xanuunka Iyada ku dhacay, Dhacdo murugo badan

daajis.com:- Hooyadan waxay ka mid tahay dadka la Nool Xanuunka HIV Aids iyadoo ku dhaqan magaalada Hargeisa, waxay sheegtay inay Xanuunka la Nooshahay 12-sano oo 9-kamid ah ay Ogayd, waxay sheegtay inay leedahay 8 Caruur ah, iyo Sadex ay dhashay Gabadheeda.


Waxay sheegtay in Cadaadis iyo Dhibaato Ba’an ay Bulshadu ku hayaan, iyadoo aan Biyaha Laga Waraabin, Waxayan sheegtay inay Noloshada adag usii dheertahay in Gabadheeda lagu soo Furay Hooyadaa ayaa Xanuunkaasi Qabta.

Dadka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa Meelkasta ku dhibaataysan, Mana jirto cid si gaar ah u Daryeesha dadka Danyarta ah, Iyadoona dhaqaalaha kala duwan ee lagu soo qaato uu meelo kala duwan Maro.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada