daajis.com:- Ciidamada maamulka Puntland ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Qandala ee Gobolka Bari oo ay muddo ku dhow 40 malamood haysteen maleeshiyada taabcsan ururka Daacish, Waxayna kasoo galeen dhinaca badda iyo dhulka.
Mas’uuliyiinta Puntland ayaa sheegay inay iska horimaadyo dhaceen maalmihii Sabatidii iyo Isniintii, kadibna aysan la kulmin iska horimaad ballaadhan.
Maleeshiyada taabacsan Daacish ayaa la sheegay inay u baxsadeen dhinaca buurayalada dhinaca Koonfureed kaga toosan magaalada Qandala.
Waxaana Halkaasi si wada jir ah Warbaahinta ugula hadlay Masuuliyin ka tirsan Puntland, Iyadoona magaalada Qandala aysan ku sugnayn dad rayid ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at