Reerkii Mucjisada ku Dhacday oo la Sheegay in Gurigooda Sixir Loogu Duugay (VIDEO)

Reerkii Mucjisada ku Dhacday oo la Sheegay in Gurigooda Sixir Loogu Duugay (VIDEO)

daajis.com:- Qoys ku dhaqan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa ku dhacay arin mucjiso ah kadib markii la sheegay in gurigooda loogu aasay sixir.

Reerkan ayaa markii ay muddo la aamusnaayeen dhibaatada ku dhacday, ayaa waxa ay markii danbe arintani u soo bandhigeen wadaadada ku nool magaalada Burco iyo nawaaxigeeda, arintani ayaa waxa ay noqotay mid aad loola yaabay, maadaama biyaha reerkaasi oo kaliya uu midobkoodu is bedelayay marka dabka la saaro, iyadoo deriskoodu uu wax dhibaato ah qanbin marka biyahooda la karinayo.


Hadaba arintani ayaa waxa ay noqotay mid ay dadku aad ula yaabeen, waxaana wadaado caan ah ay ka yimaadeen magaalada Hargaysa si ay u caawiyaan reerkaasi, waxaana markii danbe la ogaaday in reerkaasi loo aasay sixir, quraan kadibna waxaa reerkii laga dulqaaday sixirkii.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada