Ururka Al Shabaab oo Sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii Dekedda Muqdisho

Ururka Al Shabaab oo Sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii Dekedda Muqdisho

daajis.com:- Ururka la dagaalamaya dowladda federaalka ee Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii lagu dhamaaday ee saakay ka dhacay dhismaha laanta Canshuuraha ee dekeda Weyn ee Magaalada Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegteen  in weerarkaasi ay ku dileen in ka badan 30 Askari oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo markaasi ku sugnaa goobtii la weeraray.

Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa iyagana dhankooda sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen dad ku dhow 12 qof oo u badnaa dad shacab ah oo garab rarato ah oo qultunyoonkooda u soo raadsada dekedda Magaalada Muqdisho.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada