daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh ayaa gacan qaaday dhamaan xildhibaanadii lagu doortay Jowhar oo uu qado ugu sameeyay madaxtooyada.
Xasan Sh ayaa ka codsaday xildhibaanada iney codkooda siiyaan si uu talada dalka ugu soo laabto sanado kale oo dheeraad ah.
Xildhibaanada Hiirshabeel kasoo galay barlamaanka ayaa la fahansan yahay iney ubadan yihiin kuwa taageersan Madaxweynaha xilkiisu dhamaday.
Xasan Sh ayaa horey ula soo kulmay xubnaha barlamaanka ee J/Land, Koofur Galbeed iyo kuwa kale oo uu si gooni gooni ah ucasuumay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:09 and have
, Published at