daajis.com:- Waxaa dhawaan magaalada Pretoria ee Caasimada dalka South Africa ka dhacday dhacdo argagax badan ku beertay Soomaalida kunool magaaladaasi kadib markii nin Soomaali ah uu halkaasi ku dilay xasakiisii hore kadibna isagoo madaxa iska toogtay.
Dhacdadan naxtinta leh ayaa la sheegay in ay salka ku heysay arimo la xariira maseyr ama hinaase, waxa ayna noqotay dhacdadan mid si weyn u gaartay guud ahaan dalka Koonfur Afrika iyo meel kasto oo ay Soomaali joogto.
Hadaba waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij laga diyaariyey Dhacdadaas, oo ka baxay Telefishinka Qaranka Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at