daajis.com:- Axmed Ducaale Geelle “XAAF” ayaa magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu musharax Madaxweyne Galmudug yahay, Kadib markii dhowaan Baarlamaanka Galmudug xilkii ka qaadeen Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed.
Wuxuu sheegay inuu Horumar Gaadhsiin doono maamulka Galmudug, Hadii uu ku Guulaysto Xilkaasi, Isagoo ka Bilaabi doona Nabadayn iyo Inuu Khilaafka meesha ka saari doono, Isagoo Xusay Xidhiidhka uu la samayn doono Ahlu-sunah, Puntland iyo Kililka Shanaad ee Itoobiya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at