daajis.com:- Ganacsatada ka ganacsada caanaha ayaa dibadbax waxa ay maanta ka hordhigeen xarunta Midowga Yurub ee magaalada Brussels xilli uu halkaasi ka socday shir ay isugu imaanayeen wasiirrada wax soosaarka waddamada ku bohoobay Midowga Yurub.
Ganacsatadan oo u badneyd xoolo-dhaqatada caana iib geysa ayaa ka careysan hoos u dhac weyn oo ku yimid qiimaha caanaha kala duwan haddii ay noqon lahaayeen kuwa dareera ama kuwa budada ah.
Xarunta lagu shirayo ayaa waxa ay ku weerareen Caano budo ah oo jawaanno ku cabeysan, iyagoona goobta keensaday qalab caanahaasi budada ah u buufiya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at