daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Boosaaso kusoo Noqday Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Gaas oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho, Wuxuuna ka hadlay Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso iyo Isbadalka uu Filayo inuu Soomaaliya Hogaankeeda ku yimaado.
” Runtii waxaan rajeenaynaa in isbadal wanaagsan ay kasoo baxaan doorashada Madaxweynaha Soomaliya ee dhacaysa sanadkaan 2017-ka, isbadal wanaagsan ayaa iiga muuqda xildhibaanada kusoo baxay Golaha shacabka Soomaliya” Ayuu yidhi.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay dilalkii qorshaysaan ee ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, kuwasoo lagu dilay Mas’uliyiin ka Tirsan maamulka ayna sheegteen dagaalyahanada Al-shabaab.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:47 and have
, Published at