daajis.com:- Magaalada Berbera ee Gobalka Saaxil ee Soomaliland maanta waxaa kulan iskugu yimid Beelaha Hindida iyo Carabta oo sheegay in ay wada dagaan Gobalada badan oo kamid ah Waqooyiga Soomalia.
Beelaha ayaa kulan balaadhan oo ay wada yeesheen kadib waxaa ay halkaas kaga dhawaaqeen Suldaan ay yeelaneyso Beeshan isku jirta ee Hindida iyo Carabta,Suldaanka oo lagu magacaabo Shiikha Beesha ayaa isna waxa uu sheegay in uu ka shaqayn doono isku soo dhawaansha iyo danaha Beelaha.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:55 and have
, Published at