daajis.com:- Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshey magaalaada Muqdisho ayaa ka codsaday baarlamaanka Soomaaliyeed inay meel Mariyaan Xukuumada Cusub ee Soomaaliya.
Waxgaradka, Isimada iyo Cuqaasha kulanka k ahadlay ayaa Xildhibaanada u sheegay in Dalku uu ku Jiro Xaalad adag, Islamarkaana aan loo Baahnayn isqab-qabsi iyo Muran Siyaasadeed.
“Shalay waad na Baryayseen, Maanta anaga ayaa idin Baryayna, Waxaanu Idin leenahay Ansixiya Wasiirada, oo Yaysan eedi idin Raacin, Haku sifoobina Kuwa sidii idinka Horeeyay”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at