daajis.com:- Wasiirkii hore ee wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qarxiyay arin cusub oo inta badan umada Soomaaliyeed ka qarsooneed .
Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in halka Cashuurta iyo daqliga dowlada ka soo gala ay tahay kaliyah Dekada iyo Airpor-ka Muqdisho , halka dekadaha maamulada kale ay cunaan caanshuurahooda .
Mr.Maareeye ayaa carabka ku dhuftay in caanshuuraha laga helo degmada Afgooye uu qaato maamul goboleedka Koonfur Galbeed . Dhanka kale Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Soomaalidu tahay dad aad u xiiso badan hadii maanta Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Madaxweyne laga dhigana ay Tuug ku tilmaami doonaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:28 and have
, Published at