Xubnaha Maanta Magaalada Muqdisho lagu doortay ee noqonayo xubnaha aqalka sare u qaabilsan dib u eegista dastuurka waxaa kamid ah:
Xubnahaan maanta la doortay ayaa kala ah
- C/raxmaan Farole
- Cabdi Qeybdiid
- Xuseen Sheekh
- C/kariin Maxmed
- Iftiin Imaam,
Dhammaan shaqsiyaadkaan ayaa ka shaqeyn doono arinta u adan dib u eegsta dastuurka qaran ee Soomaaliya .
Waxaa jira qorashayaal lagu doonayn in lagu qabyo tiro dastuurka Soomaaliya , kaas oo ay iska kahanayan wasaaradda dastuurka xukuumada Soomaaliya iyo Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan gudigan loo xilsaaray dib u eegista dastuurka dalka.
Hadda Dowladda Soomaaliya waxay ku shaqeysaa Dastuurka qabyo qoraal ah waxaana dhameystirka dastuurka laga sugayaa wasaaradda dastuurka oo kaashaneysa baarlamaanka dalka iyo aqoon yahano si loo helo dastuur dhameystiran oo lagu dhaqo Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at