daajis.com:- Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda u magacaabay Yuusuf Garaad Cumar, waxaan idiin soo gudbineynaa liiska wasiiradii Arrimaha dibadda ee Soomaaliya soo maray tan iyo xornimadii.
Yuusuf Garaad Cumar ayaa noqonayo Midkii 28-aad ee Soomaaliya soo maro, waxaana xilka kala wareegay Cabdisalaan Hadliye Cumar oo ah shaqsigii xilkaas kaga horeeyey
Haddaba halkaan hoose ka aqriso Liiskaas oo dhameystiran
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at